Shirkii Gobolka Sanaag ka socday Gaar ahaan Xingalool ee Guuleed 2 ayaa soo xidhmaya Maalinta Sabtida ah 06-2014 sida Gudoonka Shirku sheegeen
Shirkaasi oo ahaa mid dhaqan waxa aad uga hadlay Somaliland oo wel wel xoogan ka qabtay Go'aamada ka soo baxi Kara Shirkaasi'waxana dhowr jeer ka hadlay Wasiirka Kaluumaysiga ee Somaliland Cali Buureed' Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali'Maanta waxa Magaalada Ceerigaabo Soo Gaadhay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axme Xaaji Cadami iyo Wasiiro Dowlaha Xanaanada Xoolaha C/raxmaan Jaamac Cabdalla
Cadami ayaa sheegay inuu ka qayb Galindoona Shirka dhaqan ee G/Sanaag' isaga oo xusay inay Bilowgii Shirkaasi la socdeen
Xidhiidh aan la samaynay Magaalada Xingalool waxa la sheegay in aanu Booqankarin Xingalool oo Guddi loo Saaray Wasiirka Arintaasi kala hadasha Madaama ay keeni karto Xasaasiyad
Ilaa haatan lama Yaqaan sida xaal noqondoono waxana socda Kulamo Gooni Gooni ah oo looga soo Horjeedo imaatinka Waftiga Wasiirka
Maamulka PL ayaan ilaa haatan ka hadlin Booqashada Cadami iyo Fara Galinta Gobolka"Maamulka Cusub ee PL
Puntland Way ka Gaabsatay inay fara Galiso Shirkaasi mana Jirto ilaa haatan wax Siyaasi ah oo PL Shirkaasi uga Qayb Galay Madaama Shirku ahaa mid dhaqan
Cabdi qani Xaamud
Allow tubta Toosan